Yaanyo

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Yaanyo

Yaanyo waa geed ka baxa Soomaaliya iyo wadamada qaarkood, waxoo u badanyahay qaarada Ameerikada koonfureed. Yaanyo waa miro la cuni karo, oo gaduud ah. waxaana lagu isticmaalaa cuntada , sida dalacbilaashka ama suugada. Yaanyo waxee ka sameysantahay, biyo oo 90% ka badan.

Qalabkaaga
Xarun magaceedyada

Variants
Waxa dhacaayo
Gooshitaan
Qalabka shaqada
Luqadaha kale