3G

Ka Wikipedia

3G loo soo gaabiyay third generation ama jiilka sadexaad waa nidaam ay isticmaalaan habka isgaadhsiinta shirkadaha telefanada iyo internetka.