Abaajabal

Ka Wikipedia

abaajibilbinu jabal》waa qolo ama beel ka mida isbahaysiga digil ee daga gobolka shabeelada hoose gaar ahaan degmada awdhegle bariire koonfurta soomaaliya iyo gobolka banaadir iyo guud ahaan cirifyada dalka soomaaliya beesha Abaajabal waxaa ka faracma reero badan sida reer abtoow nuur, reer Cali ,reer muumit, reer cumar ,iyo reer eeboow maxamed binu sadiiq,

beeshu waa beel nabdoon ahlu diin culimo waxgarad cuqaal aqoon yahaan dhalinyar intaba leh alle siiyay.

Ibraahim cumar cismaan silitoon