Abuu Muusa Ashcari

Ka Wikipedia

Cabdulaahi bin qeys oo ku magac dheer "abuu muusa ashcari" waa saxaabi, waana shakhsi muhiim ku ah taariikhda Islaamka ee hore. Wuu uga shaqeeyay nabiga scw cadan iyo zabiida, Xiligii khulafaa raashidiin Wuxuu waqtiyo kala duwan guddoomiye ka ahaa Basra iyo Kuufa, waxa uuna ahaa mid ka mid ah labadii "xakam" ee loo xushay xalinta khilaafka mucaawiya iyo cali.

abuu muusa ashcari
أبوموسى الأشعري
saxaabi
xog ku saabsan
aabihiisa: Qeys bin saliim
hooyadii dabya binti wahab al-cakiya
Dhashay: 602
Ku dhashay: Zabida
Diintiisa: Islaam
xaaska Umu kaltuum binti fadli bin cabaas
ilmahiisa Abuu burda, muusa, abuubakar
walaalihiis abuu raham bin qeys, abuu burda bin qeys
Dhintay: 665
Ku dhintay: kuufa ama makka

Bilaawgiisa[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Abuu muusa ashcari wuxuu asal ahaan ka soo jeedaa magaalada zabiida ee dhulka yaman, halkaas oo dagi jireen qabiilka uu ku abtirsado ee ashcariyiinta.

Soo Islaamidiisa[wax ka badal | wax ka badal xogta]