Abuu dardaa
Appearance
abuu dardaa waa saxaabi ka mid ah ansaarta wuxuu isku ahaa faqiih, qaari iyo garsoore, waxaa loogu yeeraa "xakiimka umadaan"[1], dadka aad ugu dadaala cibaadada iyo aqrinta quraanka ayuu ka mid ahaa, wuxuu degay shaam halkaas oo dadka ku baraayay quraanka kuna fahansiinayay diinta ilaa uu ka dhimnto.
| abuu dardaa أبو الدرداء | |
| saxaabi | |
|---|---|
| xog ku saabsan | |
| aabihiisa: | |
| hooyadii | |
| Dhashay: | 580 |
| Ku dhashay: | Madiina |
| Diintiisa: | Islaam |
| xaaska | kheyra binti abii xadrad, umu dardaa hujeyma |
| ilmahiisa | bilaal bin abii dardaa |
| walaalihiis | Cabdullaahi bin rwaaxa |
| Dhintay: | Dimishiq, shaam |
| Ku dhintay: | |
Xigasho
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ سير أعلام النبلاء ج 2