Shaam
Shaam | |
---|---|
![]() Wadano horay uga tirsanaan jiray Shaam taariikh ahaan, laakiin maanta ah dowlado ama deegaano ka madax banaan. [1][2][3] Wadano ka tirsanaan jiray Shaam horaantii qarnigii 20aad laakiin markii dambe ka go'ay (kuwaasi waxaa ka mid ah Suuriya iyo Falastiin) [1]
Wadanada iyo deegaanada qaar taariikh yahanku maanta ku xisaabshaan deegaanada Shaamtii hore | |
Wadanada iyo deegaanada |
Sybrus Israaiil Jordan Lubnaan Falastiin Suuriya Turkiga iyo deegaano kale |
Bulshada | 44,550,926[4] |
Magaca dadka | Reer Shaam |
Luuqadaha | Carabi, Hebrew, Armenian, Circassian, Greek, Kurdish, Ladino, Turkish |
Wakhtiga | UTC+02:00 (EET) (Turkiga iyo Qubrus) |
Shaam (Reer aw xasan waa beel kamid ah; Af Ingiriis : Levant) ama suuriyadii hore waa magac taariikhi ah oo loo yaqaanay wadama bariga iyo woqooyiga dhulka jasiirada carabta wuxuu dherersanyahay xeebta bari ee jasiirada carabta ilaa bada cad gudaha waxaa ku jira labad wabi ee dajla iyo furaat, waxay kulansataa maanta wadamada loo kala yaqaan : suuriya, lubnaan, urdun, falastiin, iyo dhulal yar oo kala raacsan sucuudiga iyo qaybo yaroo ka kala mida turkiga, siinay, gobolka ciraq ku yaal ee muusil, dadka qayb baa qabta inay jasiirada qubrusna, jasiiradasiinaay iyo ciraaq oo dhan ay ka wada mid yihiin.
Xadka shaam[wax ka badal | wax ka badal xogta]
{{hadad taqaan wax ku darso}}
juqraafi iyo cimilo[wax ka badal | wax ka badal xogta]
{{hadaadn taqaan ku darso}}
cimilada[wax ka badal | wax ka badal xogta]
{{hadaadn taqaan ku darso}}
qaybinta siyaasadeed ee gobolka[wax ka badal | wax ka badal xogta]
lahjadaha caabiga eelooga hadlo shaam[wax ka badal | wax ka badal xogta]
qaabka nolosha[wax ka badal | wax ka badal xogta]
- reer magaalreer
- baadiyeiyo
- reer guuraaa
Warka[wax ka badal | wax ka badal xogta]
https://www.nytimes.com/2021/02/23/world/middleeast/syria-assad-economy-food.html https://www.wsj.com/articles/ai-emerges-as-crucial-tool-for-groups-seeking-justice-for-syria-war-crimes-11613228401
sido kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]
- ↑ 1.0 1.1 The Oxford Encyclopedia of Ancient Greece and Rome, Volume 1, p247, "Levant"
- ↑ Microsoft Encarta (2009) "Levant"
- ↑ Oxford Dictionaries Online. "Levant". Oxford University Press. Retrieved 4 April 2015.
- ↑ Population found by adding all the countries' populations (Cyprus, Israel, Jordan, Lebanon, Syria, Palestine and Hatay Province)