Af-Faarisi
Jump to navigation
Jump to search
Af-Faarsi (فارسی) waa luqad oo lagagahadlo Dalka Iiraan, Sidoo kale waxaa looga hadlaa wadamada kala ah Afgaanistan, Tadsjikistan, Usbekistan, Ciraaq, Bakistaan, Baxrayn iyo Aserbiijaan. Dadka kuhadlaan luqadaan afka hooyo waa qiyaas 60 milyan oo qof, Isugeynta waa qiyaas 110 milyan oo qof.
![]() |
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Persian language. |