Af-Faarsi

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
فارسی ee Af-Faarsi
Dadka kuhadlaan luqadaan

Af-Faarsi (فارسی) waa luqad oo lagagahadlo Iiraan, Afgaanistan, Tadsjikistan, Usbekistan, Ciraaq, Bakistaan, Baxrayn iyo Aserbiijaan. Dadka kuhadlaan luqadaan afka hooyo waa qiyaas 60 milyan oo qof, totaalka waa qiyaas 110 milyan oo qof.