Af Igbo
Appearance
| Igbo | |
|---|---|
| Ásụ̀sụ́ Ìgbò | |
| Dhalad u ah | Nayjeeriya |
| Gobolka | Igboland: Gobolka Abia, Anambra, Ebonyi, Enugu, Gobolka Imo, Gobolka Delta, Gobolka River |
| Qoomiyada | Igbo |
| U ah afka hooyo | 31 milyan (2020) |
| Qoyska luqada | Niger–Congo
|
| Standard forms | Standard Igbo[1]
|
| Dialects | Isu, Abiriba, Aguata, Aguleri, Nkporo, Arochukwu, Asa, Awka, Anioma, Bende, Edda, Egbema, Ekpeye, Enuani, Etche, Ezza, Ibeku, Idemili, Igbanke, Ika, Ikwerre, Isobo, Ikwo, Izzi, Mbaise, Mgbo, Ndoki, Ngwa, Nkanu, Nnewi, Nsukka, Oboro, Onitsha, Ogbaru, Ogba, Ohafia, Ohuhu, Okigwe, Olokoro,Owerri, Ubakala, Ukwuani, Waawa, Ijekebe[2] |
| Hab qoraalka | Latin (Önwu alphabet) Nwagu Aneke script Neo-Nsibidi Ndebe script Igbo Braille Akagụ Script |
| Xaalada Rasmiga | |
| Ka ah Luqad rasmi | Nayjeeriya |
| ka ah luuqadaha la aqoonsaday ee laga tirada badan yahay | Kameroon[3]
Giinyada Dhulbareed[3] |
| Koodka luqada | |
| ISO 639-1 | ig |
| ISO 639-2 | ibo |
| ISO 639-3 | ibo |
| Luqadda la adeegsado | 98-GAA-a |
Af Igbo waa luqad laga hadlo Koonfur-Bariga Nayjeeriya.
Qoraal Tusaale
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Laga soo qaaday Baaqa Caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]A mụrụ mmadụ nile n'ohere nakwa nha anya ugwu na ikike. E nyere ha uche na mmụọ ime ihe ziri ezi nke na ha kwesiri ịkpaso ibe ha agwa n'obi nwanne na nwanne.[4]
Tarjumad
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Aadanaha dhammaantiis wuxuu dhashaa isagoo xor ah kana siman xagga sharafta iyo xuquuqada Waxaa Alle (Ilaah) siiyay aqoon iyo wacyi, waana in qof la arkaa qofka kale ula dhaqmaa si walaaltinimo ah.
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Heusing, Gerald (1999). Aspects of the morphology-syntax interface in four Nigerian languages. Münster: LIT Verlag. p. 3. ISBN 3-8258-3917-6.
- ↑ "Igbo Dialects and Igboid Languages". Okwu ID (in Ingiriis Maraykan). 2020-04-22. Retrieved 2023-08-20.
- 1 2 "World Directory of Minorities and Indigenous Peoples - : Overview". UNHCR. 20 May 2008. Archived from the original on 13 January 2013. Retrieved 2012-12-18.
- ↑ https://www.omniglot.com/writing/igbo.htm