Aishwarya Rai Bachchan
Appearance
| Aishwarya Rai Bachchan | |
|---|---|
Rai Bachchan ee 2017 | |
| Ku dhashay | Aishwarya Rai November 1, 1973 Mangalore, Karnataka, Hindiya |
| Shaqada | |
| Sanadaha Shaqada | 1991–hada |
| Ciwaan | Marwada Adduunka 1994 |
| Xaasaska | |
| Ilmaha | 1 |
| Qoyska | Qoyska Bachchan |
| Sharafta |
|
| Saxiixa | |
Aishwarya Rai Bachchan (née Rai; dhashay 1 Nofeembar 1973) waa atariisho Hindi ah iyo ku guulaysta Marwada Adduunka 1994. Waxay caan ku tahay shaqadeeda aflaamta Hindi iyo Tamil, waa mid kamid ah shaqsiyaadka ugu caansan iyo kuwa ugu caansan gudaha Hindiya xili ay ku guuleesatay xirfada atirishada.[1] Rai wuu guuleystay abaal-marinno badan, oo ay ku jiraan laba abaal-marin oo Filmfare ah, waaxa lagu sharfay Padma Shri ee dawladda Hindiya sannadkii 2009 iyo Ordre des Arts et des Lettres ee dawladda Faransiiska sannadkii 2012. Marar badan ayaa lagu sheegay warbaahinta inay tahay "haweeneyda ugu quruxda badan adduunka".[2][3]
Tix
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ "India's Most Influential".
- ↑ Tricia, McDermott (29 Diseembar 2004). "The World's Most Beautiful Woman?". CBS News. Archived from the original on 29 Oktoobar 2013.
- ↑
- Simon, Bob. "The most beautiful woman in the world Aishwarya Rai gives birth". 60 Minutes. CBS. 29 December 2004.
- Hiscock, Geoff (2007). India's global wealth club.