Ajay Devgan

Ka Wikipedia

Ajay Devgn (Af-Hindi अजय देवगन ) ku dhashay Mumbaay 2 Abril 1969 waa nin hindi oo filmada jilo.Ayey waa nin magac kuleh aduunka oo idil taageero badane leh. 1991 wuxuu filim ku helay abaalmarin.

Ajay Devgan

Ajey Wuxuu kamid yahey jilayaasha hindida ah oo ku can baxey filimada xabada iyo feerka