Al-Jamaaca Al-Islaamiya

Ka Wikipedia

Al-Jamaaca Al-Islaamiya (Af Carabi : ar‎) waa urur Islaami ah oo u dhaqdhaqaaqa soo noolayta Islaamkii saxda ahaa ee Nabi Muxamed S.C.W la yimid waxuuna bilaabay Dhaqdhaqaaqiisa sanadihi sideetamaadkii , ururka waxu diirada saaraa tacliinta Asalka Islaamka ee ah Tawxiidka, towxiidkaasoo hadii la waayo uu Islaamkii meesha ka baxayo sida Quraanku sheegay, Jamaacada ayaa leh Madaaris iyo Iskuullo lagu baro dadka tawxiidka, waxayna leeyihiin hogaan iyo madax iyo nidaam u dagsan oo ay quraanka iyo sunnaha ka qaateen. waxay kaloo ay ku leeyihiin magaalooyinka soomaaliya masaajid fara badan oo ay ugu talo galeen inay diinta saxda ah dadka ku baraan,intaasi waxaa sii dheer in cadowga islaamka oo ay ugu horeeyaan murji'ada casrigaan iyo wadaadada diinta sheegta in ay jamaacada aflagaadeeyaan oo weliba ay ka iftaroodaan oo waxay u bixiyeen magaca ah "التكفير"..." الخوارج"ahmarka si mabaadi'da jamaacada iyo afkaarteeda iyo waxa ay u daliishanaayaan oo minal kitaabi wasunnah ah loo ogaado jamaacadu waxa ay leedahay masaajidu iyo madaaris magaalo walba oo ay joogaan oo soomaali ka mid ah iyo caalamka intiisa kale waa lala xiriiri karaa si wax badan looga ogaado qofkii magaaladiisa ama wadankiisu aynan joogin jamaacada waxa uu ka ogaan karaan arimahaas baraha internetka we jamaacada oo kala ah:-www.towhed.com iyo www.towxiidka.com labadaan website ee Ku kala hadla afka carabiga iyo afka soomaaliga iyo cinwaankooda baraha bulshada sida:Facebook.com/tusmo media iyo YouTube. .. Tusmo media iyo Twitter ka waa isla tusmo media .. Fadlan sidaasi baa layiri waxaa kaaga roon anigaa soon arkay fadlan dadweynow wax iska hubiya intaad dunida joogtaan oo ay nafta idinkugu jirto ka hot inta aydaan dhimanin ... Waa abuu-ibraahim asc.

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

الجماعة الاسلامية في الصومال