Alamsay (Isbartiibo)

Ka Wikipedia

Alamsay Waa garoonka Kubada cagta labaad ee uguwayn somaliland. waxaa uu kuyaalaa magaalo madaxda gobolka Togdheer ee Burco. waxa garoonkani uu qaadaa daawadayaal gaadhaya ilaa 15000 kun oo daawade. waxa uu kuyaalaa badhtamaha magaalada Burco gaar ahaan waxa uu katir sanyahay xaafada Baarsiigo.garoonka alamsay waxa lagu qabtay ciyaarihii Gobolda Somaliland ee ugu danbeeyay.