Ciyaaraha Gobolda Somaliland

Ka Wikipedia
Gobolada Somaliland

Ciyaaraha Gobolada Somaliland Waxaa la bilaabay taariikhda marka ee eheed 3 diseembar 2011. Tartanka ciyaaraha gobolada Somaliland oo ah mid sanadkiiba mar laqabto ayaa sanadkan ahaa mid xiiso leh.Koobka gobolada somaliland waxaa markii hore lagu qaban jiray magaalada hargeysa[1].waxa sanadkan ciyaaraha 2011 ee somaliland lagu qabtay magaalo madaxda gobolka Togdheer[2], ee magaalda Burco gaar ahaan garoonka ciyaaraha ee caanka ah ee looyaqaano Alamsay.Waxa sanadkan kamid ahaa ciyaaraha lagusoo bandhigay sida ciyaaraha orodada Kubada cagta Kubada Kolayga iyo waliba qaarkale oo badan.

Gobolada sanadkan 2011 kasoo qaybgalay[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Kahor intii aan lasoo gaadhin ciyaaraha kama danbaysta ah waxa lasoomaray isreebreeb ay ka qaybqaateen dhamaan gobalada Somaliland waxaana iskusoo hadhay sideedan Gobol oo soo bandhigay ciyaaro aad iyo aad u xiiso lahaa waxaa ay ahyd markii ugu horaysay ee ciyaaraha somaliland sitoosa caalamkka looga daawado waxa siidaynta ciyaarta hawada dadaka usoo marinayaay warbaahinta qaranka iyo tan madaxa banaan waxaana laga daawanayay daafaha caalmaka.

1st* 2002

Hargeisa stadium
Final maroodijeex vs Togdheer Win maroodijeex 


2nd* 2003
Hargeisa stadium
Final Togdheer vs sanaag win Togdheer


3rd* 2004
Hargeisa stadium
Final Sanaag vs Togdheer win Sanaag


4th* 2007
Hargeisa stadium
Final Togdheer vs awdal win Togdheer


5th* 2011
Alamzey stadium
Final maroodijeex vs hawd Win maroodijeex 


6th* 2013
Haji dahir stadium
Final maroodijeex vs hawd Win maroodijeex 


7th* 2016
Hargeisa stadium
Final awdal vs saxil Win awdal


8th* 2020
Hargeisa stadium
Final daadmadheedh vs maroodijeex win daadmadheedh 



Kala saraynta gobolada ku guulaystay koobka gobolka Somaliland


1st = maroodijeex win 3 cups

2nd = Togdheer win 2 cup's

3rd = Sanaag win 1 cup

3rd = awdal win 1 Cup

3rd = daadmadheedh win 1 cup

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. [1]. "Koobkan ayaa hore loogu qaban jiray Caasimada Hargeysa sanadkiiba hal mar "
  2. [2][dead link], "xulka gobolka togdheer marti galiyayna koobka 5 ee ciyaaraha gobolada soomaaliland"