Hawd

Ka Wikipedia

Hawd waa gobol kamida Somaliland waxaana u caasimada magaalada Hawd Baligubadle. Waxa uu kaga beeganyay caasimada somaliland ee Hargeysa koonfur waxanu ujiraa 60 km. Waxa uu ka kooban yahay magalooyin badan balsee saddexda degmo ee ugu weyn waxay kala yahiin Baligubadle, Salaxley iyo Sayla. Waxa dega qabiilka Isaaq oo kala ah Arab Ciida gale iyo Ayuub oo dega Sayla Baligubadle waa magaalo qadiimi oo taariikh dheer ku leh Somaliland iyo ka horba.


Somaliland Armed Forces
Lamadaya are waterfalls located in the Cal Madow mountain.
The Somaliland countryside.
View of the Cal Madow Mountains, home to numerous endemic species.



Gobolada Somaliland Flag of Somaliland
Awdal | Maroodi Jeex | Sanaag | Sool | Togdheer | Saaxil