Daadmadheedh

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Daadmadheedh

Daad madheedh

غابيلي
To
Nomad camels in th galleryfull.jpg
Dal  Somaliland
Gobol [Daad madheedh
Tirada dadka
 • Dhammaan 89,178
Aag saacadeed UTC+3 (EAT)

Daadmadheedh waa gobol ka tirsan Somaliland, waxa uuna uu la wadaagaa gobollada Togdheer, Saaxil, Maroodijeex iyo Gobolka Jarar ee Itoobiya. Magaalo madaxda gobolka waa Odwayne waxa uu ku fadhiyaa dhul aad u balaadhan, waxaanu hoos yimaada 64 tuulo. waxa uu caan ku yahay xoolaha nool iyo beeraha waxa mara ilaa 7doox kuwaas oo ay dadku uga faaiidaystaan beeraha. Waxa uu xuduud la leeyahay 2gobol oo kala ah togdheer iyo Maroodi jeex.


Daad madheedh
Ahmed Mahamoud Silanyo, 4th President of the Republic of Somaliland, speaking at Chatham House in 2010.
The Somaliland countryside.
View of the Cal Madow Mountains, home to numerous endemic species.
Entrance of a coral stone house in Mogadishu.
Gobolada Soomaaliland Flag of Somaliland
Awdal | Cayn | Daadmadheedh | Hawd | Maroodi Jeex | Salal | Sanaag | Saraar | Sool | Togdheer | Xaysimo