Jump to content

Alia Bhatt

Ka Wikipedia
Alia Bhatt
Ku dhashay (1993-03-15) 15 March 1993 (age 32)Jir
Bombay, Hindiya
DhalashoIngiriis[1]
Shaqadajilaa
Sanadaha Shaqada2012–hadda
XaasaskaRanbir Kapoor ​(g. 2022)​
WaalidkaMahesh Bhatt
Soni Razdan
Abaal-marinLiis buuxa

Alia Bhatt (/ˈɑːlɑː ˈbət/; dhashay 15 Maarso 1993) waa atariisho dalka Hindiya-oo-u-dhalatay Ingiriiska, waxayna ka shaqeysaa filimada Hindiga.[2] Abaalmarinteeda waxaa ka mid ah afar abaalmarinood oo Filmfare ah. Waxay ka soo muuqatay liiska Forbes India Celebrity 100 tan iyo 2014 iyo Forbes Asia liiska 30 Under 30 ee 2017.

Nolosha iyo shaqada

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Bhatt sanadkii 2012

Alia Bhatt waxay dhalatay 15 Maarso 1993 gudaha Bombay (Mumbai-ka maanta) aabaheed Mahesh Bhatt iyo hooyadeed Soni Razdan. Aabaheed wuxuu ka soo jeedaa Gujarati[3][4] hooyadeedna waxay ka soo jeedaa Kashmiri Pandit iyo isirka Jarmalka.[5][6][7][8] Waxay haysataa dhalashada Ingiriiska. Waxay leedahay walaasheed ka weyn, Shaheen,[9]

Bhatt waxay heesatay filimkeedii ugu horeeyay sanadkii 2012 Student of the Year, waxaana la waday Sidharth Malhotra iyo Varun Dhawan, filimkan waxaa la sii daayay 19 October 2012.[10]

Filimkeedii xigay wuxuu ahaa filimkii Highway (2014), iyo filimadii jacaylka ahaa ee 2 States iyo Humpty Sharma Ki Dulhania (labaduba 2014).

Bhatt sanadkii in 2016

Filimkeeda Shaandaar. Filimkan ayaa waxa uu soo baxay sanadkii 2015-kii, Waxay ku bilaabatay 2016 doorka filimka Kapoor & Sons, iyo filimka Udta Punjab (2016),

Filimkeeda jaceylka iyo majaajillada ah ee Badrinath Ki Dulhania waxaa la sii daayay 2017, filimkeedii xigay ee Raazi waxaa la sii daayay 2018.

Bhatt sanadkii 2019

Filimkeedii guuleystay ee Gully Boy, waxaa la sii daayey 2019, filimkeedii Kalank sidoo kale waxaa la sii daayey isla sannadkaas, filimkii Bhatt Sadak 2, waxaa la sii daayey 2020.

Nolosha gaarka ah

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Sanadkii 2018, Bhatt waxay shukaansatay Aktarka Ranbir Kapoor, oo ay wada jilayaan Brahmāstra (2022). Waxay guursatay 14-kii Abriil 2022 xaflad dhaqameed ka dhacday Mumbai.[11][12]

Key
Films that have not yet been released Waxay tilmaamaysaa filimada aan weli la sii dayn
Sanad Magac Tix.
1999 Sangharsh
2012 Student of the Year
2014 Highway
2 States
Humpty Sharma Ki Dulhania
Ugly [13]
2015 Shaandaar
2016 Kapoor & Sons
Udta Punjab
Ae Dil Hai Mushkil
Dear Zindagi
2017 Badrinath Ki Dulhania
2018 Welcome to New York
Raazi
Zero [14]
2019 Gully Boy
Kalank
Student of the Year 2 [15]
2020 Sadak 2
2022 Gangubai Kathiawadi Film has yet to be released [16]
RRR Film has yet to be released [17]
Brahmāstra Film has yet to be released [18][19]
Darlings Film has yet to be released [20]
2023 Rocky Aur Rani Ki Prem Kahani Film has yet to be released [21]
































































sido kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]


  1. Singh, Prashant (3 April 2014). "Alia Bhatt can't vote in 2014, encourages youth to cast their votes". Hindustan Times. Archived from the original on 13 July 2016. Retrieved 5 June 2016.
  2. Sharma, Muskan (29 April 2019). "Akshay, Alia, Jacqueline: Bollywood's 'Foreign' Voters". TheQuint (in Ingiriisi). Retrieved 27 March 2021.
  3. "I am politically ignorant, says A R Rahman". Mid Day.
  4. "Alia Bhatt to sing 'Samjhawan Unplugged' for Humpty Sharma Ki Dulhania". The Indian Express.
  5. "Alia Bhatt Feels 'Honoured' to Sing Her Second Song With Diljit Dosanjh". NDTV.
  6. "Karan Johar's 'students' Sidharth Malhotra, Alia Bhatt and Varun Dhawan perform at Hong Kong". MSN. Archived from the original on 2014-07-01. {{cite web}}: Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)
  7. "Varun Dhawan, Alia Bhatt and Siddharth Malhotra unite for a cause – Entertainment – DNA". Daily News and Analysis.
  8. "Bollywood Dream Team 2016: Katrina, Alia, Sidharth, Varun, Parineeti, Aditya Roy Kapur US tour in August". India Bulletin.
  9. "Alia Bhatt roped in for PETA campaign". The Times Of India. Archived from the original on 2013-11-01. {{cite news}}: Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)
  10. https://web.archive.org/web/20121005081045/http://www.hindustantimes.com/Entertainment/Bollywood/The-new-stars-of-Bollywood/Article1-644946.aspx
  11. "Ranbir Kapoor, Alia Bhatt Wedding Live Updates: Akash And Shloka Ambani, Kareena And Saif, Navya Naveli And Nandas At Wedding". NDTV. 14 Abrill 2022.
  12. "Ranbir Kapoor-Alia Bhatt Wedding LIVE Updates: Alia and Ranbir are officially married; take pheras in the presence of family, friends". The Times of India.
  13. "Ugly (2014)". Bollywood Hungama. Archived from the original on 2 January 2015. Retrieved 3 January 2015.
  14. Lohana, Avinash (3 October 2017). "'Dwarf' SRK serenades his lovely ladies again". Pune Mirror. Archived from the original on 29 October 2017. Retrieved 11 November 2017.
  15. Coutinho, Natasha (27 April 2019). "Alia Bhatt, Tiger Shroff shoot for 'hook-up' song in Student of the Year 2". Mumbai Mirror. Archived from the original on 27 April 2019. Retrieved 27 April 2019.
  16. "Sanjay Leela Bhansali Wraps Gangubai Kathiawadi Starring Alia Bhatt". News 18 (in Ingiriisi). 26 June 2021. Retrieved 27 June 2021.
  17. Cite error: Invalid <ref> tag; no text was provided for refs named rrr
  18. "'Brahmastra': Ranbir Kapoor, Alia Bhatt begin shooting today". The Times of India. 24 February 2018. Archived from the original on 25 February 2018. Retrieved 25 February 2018.
  19. "After first glimpse of Brahmastra, Ayan Mukerji reveals on-screen names of Alia Bhatt and Ranbir Kapoor". Times Now. Archived from the original on 6 March 2019. Retrieved 4 March 2019.
  20. "Shooting of Alia Bhatt's 'Darlings' completed". ANI News. 7 September 2021. Archived from the original on 20 Bisha Lixaad 2022. Retrieved 7 September 2021. {{cite news}}: Check date values in: |archive-date= (help); Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)
  21. "Rocky Aur Rani Ki Prem Kahani: Alia Bhatt And Ranveer Singh Kick Start The Shoot Of Karan Johar's Film". NDTV (in Ingiriisi). 20 August 2021. Retrieved 20 August 2021.

Xiriirinta dibedda

[wax ka badal | wax ka badal xogta]