Jump to content

Amiin Caamir

Ka Wikipedia
Amiin Caamir
أمين أمير
Ku dhashay1959/1960 (Da'da 65–66)
Soomaaliya
QoomiyadaSoomaali
Shaqadasawirgacmeed, rinjiile
DiintaIslaam

Amiin Caamir (Af Ingiriis : Amin Amir, Af Carabi: أمين أمير) waa nin farshaxanyaqaan ah oo u dhashay wadanka Soomaaliya, maanta ku nool wadanka Kanada. Amiin wuxuu ku dhashay meel u dhow magaalada Muqdisho 30kii Ogosto ee 1960kii. Amiin Caamir wuxuu caan ku yahay sawirgacmeedka sida fariin siyaasad ah, taasi oo inta badan ka turjumeysa marxalada iyo xaalada wadanka Soomaaliya iyo guud ahaan dunida.

Nolosha shakhsi

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Amiir wuxuu dhashay sanadkii 1960. Markii ay bilaabmeen Dagaaladii sokeeye ee Soomaaliya sanadkii 1990kii, Amiin wuxuu u soo ambobaxay wadanada qurbaha, halkaasi oo kula kulmay marxalado kala duwan.[1]

Si kastaba ha ahaatee, sanadkii 2000 ayaa Amiir Caamir u soo guuray wadanka Kanada, halkaas oo markii dambe uu soo qaaday qoyskiisa.[2]


Amiin oo aad looga yaqaano guud ahaan soomaalida oo dhan. Amin waxoo sameeyaa Sawiradda farshaxanka ah, oo ku saabsan siyaasiinta iyo shacabka soomaaliyeed, waxaana laga daawada sawiradiisa ciwaanka uu leeyahay oo ah (aminarts.com) ama bog yaasha kale ee idaacadaha soomaalida. sawirada amin waxoo aad uuga hadlaa siyaasiinta soomaaliya iyo shacaba soomaaliyeed, , asiga oo soo gudbiyo sawiro qosol leh oo watto fikrado iyo su'aalo kala duwan oo 10 miliyan kabadan.Amin waxoo ku dhashay magaalada boosaaso,

  1. "Somali-Canadian artist paints for social change". CBC News. 30 August 2010. Retrieved 11 September 2014.
  2. name="Scapfsc"

Amiin CAMIR waa nin sawiraanta gata ooo lacag kaga badasha siyasiyiinta kii aan lacagtaas siinina sawiraan beened fadexad a ka sameeya Amiin CAMIR waa nin sawiraanta gata ooo lacag kaga badasha siyasiyiinta kii aan lacagtaas siinina sawiraan beened fadexad a ka sameeya