Asfahaan

Ka Wikipedia

Asfahaan (Af-Faarisi; اِصفَهان) waa magaalo taarikhi ah oo ku taala dalka Iiraan, waxey magaalo madax u tahay gobolka Asfahaan, Dad lagu qiyaaso 3 milyan oo qof ayaa ku nool, UNESCO ayaa u dooratay magaalo dhaxal ah, waxaana loogu yeeraa dadka iiraan agtooda (Af-Faarisi; أصفهان نصف جهان) oo ka dhigan "Asfahaan waa caalamka niskiis" dabcan ayadoo la eegaayo qadarka aad u badan ay koobeyso oo dhaxal ah iyo suuqyo waaweyn oo taariiki ah.