B (alifbeet)

Ka Wikipedia

B, ama b, waa xarafka labaad ee alifbeetada qoraalka Laatiinka. Gudaha Af-Soomaali, B waxay u dhigantaa ku dhawaaqida Carabiga ب.

Noocyada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

B

B b

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Liiska alifbeetada laatiinka

A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U V W X Y Z