Badmareen

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Badmaax)
Kani waa maqaal ku saabsan baxaariga. Qoraalo kale fiiri Badmareen Soomaali.
Boga "Baxaari" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Qaar ka mid ah Ciidanka Badmareenka

Badmaax (Af Ingiriis : sailor; Af Carabi : ar‎) waa koox dad biyo-mareen ah kuwaasi oo isticmaalaya aalad biyo-mareen ah sida doon, markab iyo aalado kale. Sida caadiga ah, waxaa badmareen ah dhammaan dadka si joogto ah (ama in badan oo wakhtigooda ah) ugu safra biyaha badaha. Kuwaasi waxaa ka mid ah ciidamada, kaluumeysatada, dalxiisayaasha iyo wixii la mid ah.

Muuqaalo

Qoraalo La Xidhiidha

Tixraac

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: