Badraan

badraan ama Kibirnimada (ingiriis arrogance ama hubris) waxa weeyaan akhlaaq, dhaqan, iyo adaab xun. Dadka sidhaas ah wexey isku arkaan iney dadka kale ka fiican yihiin, iyo xaqiiqadu wey khaldaan. Aqoonta iyo awood xirfadeed sii khaldaan bey u qiyaasaan. Wexey jecelyihiin naf lahaansho iyo iney dadka kale hoosaysiiyaan. Markey hadlaan waxaad mooda inu isku arko inu dadka oodhan ka xoogbadan yahay iyo ka sarreeya. Kalimadda kibir Quraanka kariimka wey ku taala, suradda Baqara markuu Ibliis diidey inuu sujuudo. Kitaabka quduska wuxuu leeyahay, dabeecadaha xunxun ee dadka: damaca, kibirka, munaafaqnimada diinta, dabeecada qallafsan, kalgacal qoys la'aanta, iyo is-xakameyn la'aanta. Maalmaha ugu dambeeya waxay dhammaan doonaan marka Ilaah si buuxda u maamulo dhulka Boqortooyada Ilaahay.