Badraan

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Kibirnimada)
Jump to navigation Jump to search
Dheriga madow (550 BC) oo muujinaya Prometheus oo u adeegaya xukunkiisa, kuna xidhan tiir.

badraan ama Kibirnimada (ingiriis arrogance ama hubris) waxa weeyaan akhlaaq, dhaqan, iyo adaab xun. Dadka sidhaas ah wexey isku arkaan iney dadka kale ka fiican yihiin, iyo xaqiiqadu wey khaldaan. Aqoonta iyo awood xirfadeed sii khaldaan bey u qiyaasaan. Wexey jecelyihiin naf lahaansho iyo iney dadka kale hoosaysiiyaan. Markey hadlaan waxaad mooda inu isku arko inu dadka oodhan ka xoogbadan yahay iyo ka sarreeya. Kalimadda kibir Quraanka kariimka wey ku taala, suradda Baqara markuu Ibliis diidey inuu sujuudo.

Sidoo kale eeg[wax ka badal | wax ka badal xogta]