U bood nuxurka

Beesha Bahabar Aadan

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Bahabar Aadan)

Beelaha Bahar Aadan (Carabi جتمع بهابر آدان: waa Mid kamid ah Beelaha ugu Badan Qabiilada Somali Soomaalida Gaar ahaan Beelaha Gadabuursi / Samaroon (Dir) Bahabar Aadan waxa ka dhashay Dad Saamayn ku leh Soomaalida Gaar ahaan; Dhanka Siyaasada Waana dadka inta badan ka muuqda Hogaanka Dawladaha iyo halganada Qadiyada.

Beesha Bahabar Aadan
مجتمع بهابر آدان
Meelaha ay ku badan yihiin
 Somalia
 Jabuuti
 Ethiopia
 Somaliland
Luqada

Somali

Diinta

Islam

Dadka ay dhalyo wadagaan

Kuwa kale qabiilka Dir

Beelaha Bahabar Aadan ee Gadabuursi waxay Degaanada ay dagaan sida Somaliland, Jabuuti iyo Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Waxay aad ugu badan yihiin deegaanada Gabiley Awdal Boorama, Salal Saylac waxaay aad ugu Faafan yihiin Jigjiga iyo Jabuuti.

Abtirsiin

  • Beesha Bahabar Aadan
  • Bahabar Aadan
  • AADAN
  • Maxamed.

• Maxad Case

  • Makadoor
  • Maxamuud.
  • Samaroon Saciid
  • Da'uud
  • Xasan
  • Cumar
  • Cali
  • Gadabuursi
  • Madaluug
  • Dir
  • Aji
  • Irir.

Irir Samale

  • Samaale
  • Hiil
  • Abroone

Beelaha Bahabar Aadan ee Gadabuursi waxay Degaan wadamada 1. Somaliland, Jabuuti iyo Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya. Waxay aad ugu badan yihiin deegaanada; Gabiley (Gabilay), Awdal (Boorama), Salal (Saylac) iy Faafan (Jigjiga).

Hordhac

  • Beelaha Bahabar Aadan waa mid kamid ah Beelaha ugu badan Soomaalida. Gaar ahaan Beelaha Gadabuursi.
  • Beelahaha Bahabar Aadan
  • Maxamed Case
  • Makadoor (Gadabuursi)

Tixraac