U bood nuxurka

Beesha Bahabar Aadan

Ka Wikipedia


___ Beelaha BAHABAR 🦁 AADAN __

 ___________(Carabi__________
      مجتمع  بهابر آدان
   Beelwaynta Bahabar Aadan

waa mid kamida Beelaha ugu Badan Qabiilada Somali Soomaalida Gaar ahaan Beelaha Gadabuursi / Samaroon (Dir) . 💪

Bahabar Aadan waxa ka dhashay Dad Saamayn kuleh Soomalida sida; Dhanka Siyaasada Waana dadka inta badan kamuuqda Hoganka Gobanimada & halganada Qadiyada Soomaaliyeed.

____ BEELAHA BAHABAR AADAN _____

Bahabar Adan Maxad Case GADABUURSI

Beesha Bahabar Aadan ayaa inta badan haysa hogaanka siyaasada ama majaraha u haya oo saamayn wayn ku leh oo ka muuqda dawladaha Soomaalida. Bahabar Aadan ayaa ah awoodihii ama tiirarkii ay ku dhisnayd iyo hogaanadii Boqortooyadii Adal (Adal Empire) boqortooyadii Cadal.

Beesha Bahabar Aadan ayaa ilaa wakhtigan saamayn wayn kuleh ama u taliya siyaasada dawladaha Geeska ama dawladaha Soomaalida.

Siyaasiyiinta Bahabar Aadan waa kuwa badiyaa Beelaha Gadabuursi ama Maxamed Case ku matala kuraasta saami siyaasadeed ee Somaliland, Somalia, Djibouti iyo Ethiopia. Bahabar Aadan waa beesha badiyaa noqota Wasiirka beelaha Maxamed Case.

Sidoo kale, waxay xildhibaano deegaan iyo wakiilo ku lee yihiin Awdal iyo Maroodijeex iyo Dalka Jabuuti.

Beelaha Bahabar Aadan
مجتمع بهابر آدان
Meelaha ay ku badan yihiin
 Jabuuti
 Ethiopia
 Somaliland
GOBOLADA. Gabiley - Awdal - Salal - Somaliland - Jabuuti - DDS-Itoobiya Kilinka Shanaad
Luqada

Somali Arabic Oromo Amharic English Franch Swahili African

Diinta

Islam

Dadka ay dhalyo wadagaan

QABIILKA - BEESHA .

Bahabar Aadan
Maxamed Case 
Samaroon Gadabuursi 
Dir 


HORDHAC

Beelaha Bahabar Aadan ee Gadabuursi waxay Degaanada ay dagaan sida Somaliland, Jabuuti iyo Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Waxay aad ugu badan yihiin deegaanada Gabiley Awdal Boorama, Salal Saylac waxaay aad ugu Faafan yihiin Jigjiga iyo Jabuuti.

  • Beesha Bahabar Aadan
  • Bahabar Aadan
  • Bahabr Aadan
  • AADAN
  • Maxamed.

Maxad Case

  • Makadoor
  • Maxamuud.
  • Samaroon
  • Samaroon Saciid
  • Siciid
  • Da'uud
  • Xasan
  • Cumar
  • Cali
  • Gadabuursi
  • Madaluug
  • Dir
  • Aji
  • Irir.

Irir Samale

  • Samaale
  • Hiil
  • Abroone

Beelaha Bahabar Aadan ee Gadabuursi waxay Degaan wadamada

1. Somaliland,

2. Jabuuti iyo

3. Itoobiya Dawlad Deegaanka Soomalida Itoobiya.

Waxay aad ugu badan yihiin deegaanada; Gabiley (Gabilay), Awdal (Boorama), Salal (Saylac) iy Faafan (Jigjiga).

  • Beelaha Bahabar Aadan waa mid kamid ah Beelaha ugu badan Soomaalida. Gaar ahaan Beelaha Gadabuursi.
  • Beelahaha Bahabar Aadan
  • Maxamed Case
  • Makadoor (Gadabuursi)
  • DIIN
  • Muslim 100% — Dad Muslim ah
  • DEEGAAN
  • Somaliland
  • DDS-Itoobiya
  • Jabuuti

Beeraha Badhtanka Boorama ilaa Gabilay 👑 Bahabar Aadan

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  • 1. Beerta ilma Caynaan
  • 2. Beerta ilma Jaamac Hadi
  • 3. Beerta ilma Caqli Hadi
  • 4. Beerta ilma Cimi Gaab
  • 5. Beerta ilma Axmed Sumal
  • 6. Beerta ilma Abokor Muuse
  • 7. Beerta ilma Kaamil
  • 8. Beerta ilma Jaamac Dheere
  • 9. Beerta ilma Muxumed Axmed
  • 10. Beerta ilma Daahir Mixile
  • 11. Beerta ilma Aw Xasan 12. Beerta Ilma Qoordheere Riiraash
  • 13. Beerta ilma Daahir Cilmi
  • 14. Beerta ilma Xalwo Hadi
  • 15. Beerta ilma cabdilaahi Hadi
  • 16. Beerta ilma Xuseen Hadi
  • 17. Beerta ilma Faarax Hadi
  • 18. Beerta ilma Xadi Hadi
  • 19. Beerta ilma Madina Caqli
  • 20. Beerta ilma ...
  • 21. Beerta ilma ...
  • 22. Beerta ilma ...
  • 23. Beerta ilma ...
  • 24. Beerta ilma ... kusiidar
  • 25. Beerta ilma ...
  • 26. Beerta ilma ...
  • 27. Beerta ilma ...
  • 28. Beerta ilma ...
  • 29. Beerta ilma ...
  • 30. Beerta ilma ... kusiidar
  • 31. Way jiraan beero kale ee kusii dar.
  • Kasoo bilow wadada halbawlaha borama daanta Jarka waxay ka bilaabantaa beerihii Jaamac hadi alle ha u naxariste .
  • Garbaxato waxa ka bilaabanta waa beertaydii ilaa goolada Jaamac Hadi (Bahabar aadan ) ilaa inta Xalaal Maal waa beertii Ree Hadi cidaan garanayn loo sheegi maayee.
  • Daanta xanaanada waa Beertii Xalwo Hadi Ilaa tuur uraysa halkaa jeelka bariga kasoo gaadh xalwo hadi ( bahabar aadan)
  • Usoo dhaadhac xaafad kuwayd yaad ku taqaan waa beertii Aqli Hadi ( bahabar aadan)
  • Waxa ku xiga Aw Faarax Caynaan (Bahabar Aadan) Waxa ku xiga Jaamac Buuxx( Bahabar Aadan)
  • Waxa kusii xigay aw Hassan tunbuur(bahabar aadan )oo Halka xadrada ah
  • Kor uga noqo sariibada yar ee saaweer Oogo uga bax waa beerihii cilmi obsiiyeh cilmi gaab ( bahabar aadan)
  • waxa ku xigta ilma axmad sumal (Bahabar aadan) Halkaa waqooyi uga noqo daantii stationka bariga waqooyi uga noqo
  • waxa ku xigta muuse muhumed xaaji aadan (bahabar aadan ) Ka soco waxa ku xigta beertii Daahir Mixile (bahabar aadan)
  • Saybeeriya ilaa Fardihii halkaa kaga dhac waa faarax Aqli Hadi [ Faarax Dheere ] (Bahabar Aadan)
  • Hoos u dhaaf waa beertii Yuusuf Riiraash Qoor Dheere oo waxay ku Soo wareegaysaa ilaa kaydkii biyaha Boorama
  • Dhankaa uga noqo Madaxtooyada Beerta Shimbiraale yaqaano waa beertii Ardo Hadi Alamagan (bahabar aadan)
  • Dhamuug uga dhaadhac Ceelka Biyaha ee magalada Boorama ka cabto waa beertii Ilma Daahir Cilmi Nuur (Bahabar Aadan)
  • Camuud u dhaaf waxa isku xiga beertii daahir mixile ( bahabar aadan)
  • Hussein Hadi (bahabar aadan) Daahir Cilmi (bahabar aadan)
  • Gabilay ilaa Baki ilaa Calixaydh ilaa Gabilay inta udhaxasaa Waa Beero BAHABAR AADAN MAXAMED CASE GADABUURSI 💪

.

. BEERAHA BADHTANKA GABILAY

- Beerta Cismaan Higirje

-Beerta Faahiye

Beertaa Reer Fariid

Beertaa Reer Cabdi

Beertaa Reer

Beelaha La Dhashay Bahabar Aadan Ee Maxamed Case Gadabuursi

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Bahabar Aadan _______

  • Dhalasho/Walaal

Waxa Aadan (Bahabar Aadan) waxa la dhashay;

• Shan Gabdhood 5 iyo 4 Wiil (Beelood) oo ilma Maxamed Case ah kuwaasoo kala ah:

1. Xuseen (Bahabar Celi)

2. Muuse (Habar Muuse)

3. Abokor (Bahabar Abokor)

4. Aadan (Bahabr Aadan)

5. iyo Shan Dumar ah

_________________________

1. Bahabar Aadan

___ ● Aadan____________Maxamed Case

2. BahabarCeli

___ ● Xuseen___________Maxamed Case

3. Habar Muuse

___ ● Muuse___________Maxamed Case

3. Bahabar Abokor

___ ● Abokor.___________Maxamed Case


_________________________________________

BEELAHA BAHABAR AADAN

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  • Beelaha Bahabar Aadan waa (10) oo kala ah (7) Beelood iyo (3) Haween ah kuwaasoo kala ah:
  • 1. Ba’yabare
  • 2. Reer Cawl
  • 3. Reer Xuseen
  • 4. Reer Raagsaale
  • 5. Bahabar Cabdule
  • 6. ______ Aadan Maxad Case
  • 7. ________ Aadan Maxad Case
  • 8. Bah_______________oo dhashay
  • 9. Bah__________________ oo dhashay
  • 10. Bah___________________ oo dhashay

Deegaanada Bahabar Aadan.

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  • Beelaha Bahabar Aadan

Beelaha Bahabar Aadan waxy degaan Geeska Afrika gaar ahaan wadamada;

  • 1 Somaliland (Somali)
  • 2. Itoobiya (Ethiopia)
  • 3. Jabuuti (Djibouti).

Dhulka ay Degaan waxa kamid ah

________________________________________

_______________ 1. SOMALILAND :

________ A. (Maroodijeex) :

  • A1. Hargaysa
  • A2. Gabiley
  • A2. Wajaale
  • A3. Xuushalay
  • A4. Kalabaydh
  • A5. Balayga Cas
  • A6. Isha-Gudban
  • A7. Laaca
  • A8. Ilmadado
  • A10. Galoolay
  • A11. Buss
  • A12. Mashruuca (Banka-Waasjaale)
  • A13. Ceel-Bardaal
  • A14. Buqdhada
  • A15. Seemaal
  • A16 Kaxda
  • A17 cadadhadheeray.

____________B. Awdal

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  • B1. Boorama
  • B2. Saylac
  • B3. Ceel-sheekh
  • B4. Lughaya
  • B5. Baki
  • B6.Ruqi
  • B7. Lowyacado
  • B8. Qabri-Baxar
  • B9. Tuurka
  • B10. CaliXaydh
  • B11. CAMUUD
  • B12. Daraymacaane
  • ____________C. (Saaxil)
  • A1.Bulaxaar
  • ____________ 2. Itoobiya
  • ______ C. Kilinka Shanaa
  • Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.
  • C. Jigjiga
  • C1. Awbare
  • C2 . Wajaale
  • C3. Gobyaray
  • C4. Lafaciise
  • C5. Sheed-dheer
  • C6. Mulacl.
  • Jabuuti
  • A. (Jabuuti)
  • A2. Lowyacado
  • A3 Xaafada lixaad
  • A4 Xaafada Todobaad.
  • A5 Cali-sabiix

Deegaan Juquraafi

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  • Beesha Bahabar Aadan ayaa deegaanadeedu ka kala kooban yihiin Ban-joog iyo Qorax Joog. Dhul xeebeed , Buuralay, Dhul Beereed, Dhul Ban oo kala ah Oogo iyo Nugaal. Bahabar Aadan waa dad xoolo dhaqato iyo Beeralay ah.

Siyaasada Xukunka Dawladaha

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  • Beesha Bahabar Aadan Beesha Bahabar Aadan ayaa inta badan haya hogaanka siyaasada oo majaraha u haya ama ka saamayn wayn ku leh oo ka muuqda dawladaha Soomaalida. Bahabar Aadan ayaa ah awoodihii ama tiirarkii ay ku dhisnayd iyo hogaanadii Boqortooyadii Adal (Adal Empire) boqortooyadii Cadal. Beesha Bahabar Aadan ayaa ilaa wakhtigan saamayn wayn kuleh ama u taliya siyaasada dawladaha Geeska ama dawladaha Soomaalida. Siyaasiyiinta Bahabar Aadan waa kuwa badiyaa Beelaha Gadabuursi ama Maxamed Case ku matala kuraasta saami siyaasadeed ee Somaliland, Somalia, Djibouti iyo Ethiopia. Bahabar Aadan waa beesha badiyaa noqota Wasiirka beelaha Maxamed Case. Sidoo kale, waxay xildhibaano deegaan iyo wakiilo ku lee yihiin Awdal iyo Maroodijeex iyo Dalka Jabuuti.

Waa dad xoolo dhaqato Beeralay ah sidookale nolashooda ka kaba ganacsiyo yaryar, xoogaa ganacsi waawayn iyo shaqaalenimo.

Dadka caanka ah

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  • Beesha Bahabar Aadan
  • __________________________________________
  • 1. AHN Axmed Rooble Dhimbiil (Xildhibaan Casoowe) Guddoomiye

Gudoomiye Ku-xigeen Baarlamaanka Soomaaliya

  • 1. AHN Axmed Xasan Caafi
  • Wasiirkii Wasaaradda Wasaaradda Cadaaladda
  • Wasiirkii Wasaaradda Qorsheynta Somaliland
  • .
  • 2. Prof. Cumar Cali Cabdillahi (Cumar Dheere)
  • Wasiirkii Wasaaraddaha
  • Wasiirkii Wasaaradda Caafimaadka Somaliland
  • Wasiirkii Wasaaradda Qorsheynta Somaliland
  • .
  • 3. AHN Dr. Cabdirashiid Axmed Guuleed (Rashiid Sumal)
  • Agaasimihii Guud ee Wasaaraddaha
  • Wasaaradda Qorsheynta Somaliland
  • Wasaaradda Ganacsiga Somaliland
  • .
  • 4. AHN Xaashi Cabdulaahi Orrax (Xaashi Afwayne)
  • Abwaan, Siyaasi, Halgamaagii xoriyada Jabuuti iyo La-taliyaha Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle
  • 5. Dr. Cabdullaahi Xasan Jamac (Cabdilahi Ruush)
  • Wariye BBC,
  • Gudoomiyihii Gudida Qorista Dastuurka Somalia
  • Madaxweyne Ku-xigenkii Jamacadda Hargaysa.
  • .
  • 6. Dr. Abdirahman Jama Hadi
  • Aas-aasaha Jaamacadda Adal & cusbitaalka Adal Medical Hospital ahna Madaxwaynaha Jaamacadda Adal Medical University
  • 7. Korneel Xildhibaan
  • Cali Obsiiye Diiriye (Cali Gabiley)
  • ✓ Xildhibaan Golaha Wakiilada Somaliland
  • 8. AHN Aamina Cabdillaahi Xirsi
  • Fanaanad hobaladii Waaberi
  • .
  • 9. Abokor Xasan Caafi
  • Saxafi Ruug Cadaa ah
  • .
  • 10. korneel Sh. Cismaan Axmed Jimcaale
  • Hogaamiye, Halgamaa, Sarkaal iyo Smafale
  • .
  • 11.Faadumo
  • Xildhibaan Golaha Deegaanka Jabuuti
  • .
  • 12. Maxamed Xuseen Hadi
  • ✓ Xildhibaan Baarlamaanka Soomaaliya
  • .
  • 13. Cabdillaahi Xuseen Nuur (Abdalla Boss)
  • Agaasimaha Hay’adda Socdaalka Dawladda Federaalka Soomaaliya.
  • .
  • 14. Ganacsade Xasan Daahir
  • Ganacsadaha Soomaaliya oo dhan keena Bajaajta
  • .
  • 15.Suldaan Muuse Axmed
  • Suldaanka Guud Ee Beelaha Gadabuursi Itoobiya
  • .
  • 16. Suldaan Xuseen Nuur Xirsi
  • Suldaanka Beelaha Gadabuursi ee Soomaaliya Koonfurta
  • .
  • 17. Xidigta Jarmalka Niciima C.Cabdilahi
  • TikToker Gabadha Soomaalida ugu Caansan TikTok iyo Social Media kuna caan ah Asturnaan dumar iyo Waddaniyad jacayl.
  • .
  • 18. Korneel AHN Mustafe Xasan Caafi.
  • Sarkaal Ciidankii Soomaaliya markii Dambana Somaliland ugu dambayna ahaa Caaqil.
  • .
  • 19. Abdishakur Mohamed Hassan (Gande)
  • 20. Axmed Cismaan Higirje
  • Xoghayihii hore fulinta Gobalka Gabiley
  • .
  • 21. Cumar Cabdi Xasan (Cumar Cagoole)
  • Xoghayihii Hore Dawladda Hoose Deg Gabiley
  • .
  • 22. Abdishakur Mohamed Hassan (Gande) Xoghayaha Fulinta Gabiley [Gabiley]