Bakoorad

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
File:Oday (1).jpg
waayeel adeegsanaya bakoorad

Bakoorad (Af-Carabi: عكاز) waa ul af ama madax laaban oo la qaato si loo cuskado ama wax la isaga celiyo mar marna loogu xaragoodo , waxaa kaloo loo yaqaan Baakoor ama Matoobo.[1]

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]