Banaadir Stadium

Ka Wikipedia

Coordinates: 2°02′31″N 45°21′24″E / 2.04194°N 45.35667°E / 2.04194; 45.35667 Banaadir Stadium Waa Garoon Kubada Cagta waxa uu ku yaal Degmada Cabdicasiis waxaa horey loo dhihi Jiray Cons Stadium, garoonkaan waxaa 1956di furay Olombiga caalamiga ee talyaaniga.