Jump to content

Barış Alper Yılmaz

Ka Wikipedia
Barış Alper Yılmaz
Yılmaz with Galatasaray in 2021
Macluumaad Xirfadeed
Dhashay (2000-05-23) 23 May 2000 (Da’da  25)
Ku dhashay Rize, Turkey
Joogga 1.86 m
Booska cayaarta Winger
Macluumaadka Naadiga
Kooxda Hadda Galatasaray
Nambarka 53
Ciyaartooyda yar-yar
2012–2017 Rize İl Özel İdarespor
Cayaartooyda Waawynka*
Sanadaha Team Apps (Goolal)
2017–2020 Ankara Demirspor 39 (1)
2020–2021 Ankara Keçiörengücü 34 (8)
2021– Galatasaray 79 (10)
Xulka Qaranka
2021– Turkey U21 6 (1)
2021– Turkey 20 (2)
  • Cayaaraha naadiyaasha waaweyn iyo goolasha waxaa la xisaabayaa horyaalka gudaha oo kaliya oo sida saxda ah 23:31, 26 May 2024 (UTC).

† Appearances (Goals).

‡ National team caps and goals correct as of 23:11, 6 July 2024 (UTC)

Barış Alper Yılmaz (dhashay 23 May 2000) waa cayaaryahan u dhashay wadanka Turkiga. wuxuuna hadda dhanka weerarka uga ciyaaraa kooxda Galatasaray ee ka dhisan magaalada Istanbul iyo xulka qaranka dalka Turkiga.