Baraag Ciise

Ka Wikipedia

Baraag ciise waa degmo ku taalo Gobolka Mudug, waxeena hoostagtaa demada bacad weyne ee u jirtaa 20−30 km, tuuladu waxa ay caan ku tahay waxbarashada diiniga waxaana ka furan machadyo lagu barto diinta islaamka waxaana kasoo aflaxay arday fara badan oo hada wax ka barta jaamacado ku yaala gudaha dalka iyo dibadiisa, waxaa kale oo ka furan school maadi ah oo lagu magacaabo dugsiga hoose dhexe ee baraag ciise waxaana mar dhow lagu talo jiraa in laga furo dugsi sare oo ay wax ku baran doonan ardeyda wax ku barata baraag ciise iyo kuwa wax ka barta tuulooyinka ku agyaal baraag, baraag ciise waa deegaan istaraatiiji waxa ayna ku taalaa meel kala beyr ah ee usahlaya dadka dagan deeganka in ay ganacsi ka sameeyan kaasoo hada si xowli usocda waxaana ka mid ah gannacsiyada ugu waa weyn ka ganacsiga xoolaha nool kaas oo ah laf dhabar u ah dadka deeganka iyo cuntada quutul duriiriga kaasoo looga soo adeed tago baadiyaha iyo tuulooyinka ka ag dhow deegaanka. Baraag ciise waxaa dagan beesha (Qubeys, surre, Dir)


Tuulooyinka Gobolka Mudug Flag of Somalia
Bacaadweyne: Baraag Ciise
Beere:
Bursaalax:
Cammaara:
Dhoobey:
Gaalkacyo:
Galdogob:
Galisoor:
Harardheere:
Harfo:
Hero Jale:
Hobyo:
Jariiban: