Jump to content

Baraawe

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Barawa)
Baraawe

Baraawe

مدينة ﺑَﺮَﺍﻭَة
Caasimad
Xeebta Baraawe.
Nickname(s): 
Brava Ierè
Baraawe is located in Somalia
Baraawe
Baraawe
Meesha kaga taalo Soomaaliya.
Wadanka Somalia
GobolShabeellaha Hoose
DegmoBaraawe
Tirada dadka
 • Dhammaan32,800
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Baraawe (Af Ingiriis : Barawe; Af Carabi : ar‎‎) waa caasimada Koofur Orsi.

Taariikh

Magaaladan xeebeed ku taal gobolka shabeelaha hoose ee soomaaliya waa magaalo taariikh dheer leh, koofur waxaa ka xiga jilib galbeed sablaale, bari badweynta hindiya, woqooyi marka, baraawe waa caasimada labaad koonfur galbeed waa magaalo ad uqurux badan lehna dhul baadiyo aad u balaaran oolagu dhaqo xoolaha sida geela iyo ariga waxana daga qabiilo somali ah iyo dad yow an sonali eheen sida rer baraawe oo asal ahan kaso jeda wadanka burtuqiisa ka somali waxa kamid ah qabiilada daga tuni oo ja ah magalada 60% waxa kaloo kusoo xiga 35 % ah rer baraawe, Sidoo kale waxaa 15% dagan Hawiye waxaana ugu badan beesha loo yaqaano Karanle (Murusade). Baraawe waa magaalo qadiimi ah tulooyinka hoos yimaada waxa kamid ah 1 siyaame 2 siin dhaas 2 warer male 3 aqabtalaal 4 iiriile 5

Dhaqaalaha

magaalada waxaa dega soomaali badankeeda, waxa dhaqaalaheedu ku tiirsanyhay wax soo saarka bada iyo dekeda oo laga dhoofin jiray dhuxusha inkastoo hada la joojiyay.

Muuqaal

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Tixraac