Barkhad Cali Saalax

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Barkhad Cali Saalax
برخاد علي صلاح

Duqii ugu horreeyay ee Degmada Boosaaso
Ka qabtay xil
1959 – 1963

Macluumaad gaar ah

Geeriyoodey 2016 - Boosaaso Soomaaliya


Barkhad Cali Saalax (Af Ingiriis : Barkhad Ali Salah, Af carabi: برخاد علي صلاح ) Waa Siyaasi iyo Taariikhyahan Soomaaliyeed, Waxaa loo doortay Duqii u horreeyay ee Degmada Boosaaso.[1] [2]

Taariikh[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Barkhad wuxuu ku dhasahy gobolada Woqooyi Bari Soomaalia, Gaar ahaan Degmada Boosaaso Sanadku markuu ahaa 1932. Jaamacada umadda Soomaaliyeed ayuu ka qaatay shahaado jaamacadeed. Wuxu xilal kala duwan ka qabtay Dowladii dhexe ee Soomaaliya iyo Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed.

  1. https://www.daljir.com/taariikhyahan-barkhad-cali-saalax-oo-boosaaso-ku-geeriyoodey/
  2. https://www.sanaag.so/2015/07/31/siyaasi-barkhad-cali-saalax-oo-ka-waramaya-aasaskii-puntland-iyo-marxaladihii-ay-soo-martay/