Big Ben

Ka Wikipedia

Coordinates: 51°30′2.72″N 00°07′28.78″W / 51.5007556°N 0.1246611°W / 51.5007556; -0.1246611

Saacada Big Ben

Big Ben waa magac neenaas ah oo loogu yeero saacada Palace of Westminster ee magaalada London. Dadka degan magaalada London, waxee saacadaan ugu yeeraan oo kaliya magaca (Big Ben).Saacadaan waxaa la aasaasay sanadkii 1959, magacu waxa uu ka yimi wasiirkii shaqada ee hore ee wadanka ingiriiska xiligaas Benjamin Hall kaas oo kaqaybqaatay oo sameeyaay habka ay u dhisantahay saacadani,saacaadan oo ka kooban 12.5 tan waxa lagau qiyaasaa in ay tahay saacada caalamka ugu culus amaba ugu wayn.waana shayga amaba saacada wakhtiga laga ogaado ee caalmaka ugiu caansan.waana mid kamida goobaha ay aadka u tagaan dadka magaalda london dalxiiska u tagaa.

saacadani waxa ay caankutahay wakhtiga oo ay si aad ucad amaba si fiican ay u sheegto garaaceeduna waxa uu calaamd u yahay saacadaha caalmka .saacadu waxa ay kutaalaa goobta looyaqaano Westminster,dhererka saacadani waa 320 miter oo sare, farsamada saacadan waxa iska lahaa dhisaagii waynaa ee Edmon But sanadkii 1924 ayaa lagamaqlay garaaca saacada Big Ben idaacada BBCda daad badan oo caalmka kunool ayaa caadaystay in ay maqalaan garaaca saacadan xiliyada warka ay sugayaan.cimriga amaba dada saacadani hada waxay gaadhay ilaa qarni iyo badh.marka la eego cimriga maaba wakhtiga dheer ee ay soomartay saaacadani hadana sifiican ayay u shaqaynaysaa wali.way iska yaryihiin ciladaha saacadan lasoo gudboonaadaa. waana wax faro kutirisa waxaana kamida mid dhacay sanadkii 1977 xiligaas oo ay saacadu shaqadii joosay si dhamaystir ah.