Binali Yıldırım

Ka Wikipedia
Binali Yıldırım MP

Ra'isulwasaraha 27aad ee Turkiga
Hadda xilka haya
La wareegay Xilka 
24 May 2016
Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan
Kuxigeenkiisa Nurettin Canikli
Mehmet Şimşek
Numan Kurtulmuş
Tuğrul Türkeş
Veysi Kaynak
Xilka kaga horeeyey Axmed Dafutoglu

la wareegay Xilka 
22 May 2016
Kaga horeeyey xilka Axmed Dafutoglu

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Cirka, Dhulka iyo Badda
Ka qabtay xilka
24 November 2015 – 24 May 2016
Ra'iisul wasaare Axmed Dafutoglu
ku xigeenkiisa Yüksel Coşkunyürek
kaga horeeyey xilka Feridun Bilgin
kaga dambeeyey xilka Ahmet Arslan
Ka haya Xilka
1 November 2011 – 25 December 2013
Ra'iisulwasaare Recep Tayyip Erdoğan
Yahya Baş (2012–13)
kaga horeeyey xilka Asaga ayaa ugu horeeyey xilkaas
kaga dambeeyey xilka Lütfi Elvan

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Cirka, Dhulka iyo Badda
Haya Xilka'
6 July 2011 – 1 November 2011
Raiisul wasaare Recep Tayyip Erdoğan
Xilka kaga horeeyey Habip Soluk
Xil kaga dambeeyey Mar 2aad asaga ayaa loo magacaabay
Xilka Haya
29 August 2007 – 8 March 2011
Ra'iisulwasaare Recep Tayyip Erdoğan
Xilka kaga horeeyey İsmet Yılmaz
Xilka kaga dambeeyey Habip Soluk
Xilka Haya
18 November 2002 – 8 May 2007
Raiisulwasaare Abdullah Gül
Recep Tayyip Erdoğan
Xilka Kaga horeeyey Naci Kınacıoğlu
Xilka Kaga dambeeyey İsmet Yılmaz

Xubin Baarlamaanka Turkiga
Xilka qabsaday
Xilka Qabsaday 
1 November 2015
Wareega doorashooyinka İzmir (I) (Nov 2015)
Xilka Haya
3 November 2002 – 7 June 2015
Wareega doorashooyinka İstanbul (I) (2002)
Erzincan (2007)
İzmir (II) (2011)

Macluumaad gaar ah

Ku dhashay (1955-12-20) 20 Diseembar 1955 ( 68jir)
Refahiye, Turkiga
Xisbi siyaasadeed Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarinta
Is guursadeen Semiha Yıldırım(1975–Hadda)
Caruur Ahmet
Büşra
Erkan
Waxbarasho jaamacadeed Jaamacadda Istanbul Technical
Jaamacadda World Maritime
Diinta Islam
Saxiixa Binali Yıldırım's signature
Website Official website

Binali Yıldırım (Af Turki : Binali Yıldırım; Af Carabi : ar‎; Ku dhawaaqa Af-Turki[binaːˌli jɯldɯˈɾɯm]; Ku dhashay 20kii Diseembar 1954kii Magaalada Refahiye ee Gobolka Erzincan) Waa Ra'iisulwasaaraha dalka Turkiga, waxaana xilkaasi loo doortay 22dii May 2016. Waa Injineer ku takhasusay Culuumta Badda sidoo kale waa siyaasi ruug caddaa ah.

Horey 13kii sano ee lasoo dhaafay wuxuu hayey xilka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Cirka, Dhulka iyo Badda. Inta xilka wasaaraddaasi uu hayey waxaa uu hirgaliyey mashaariic badan oo isgaarsiineed iyo isbedello lataaban karo oo dhanka kaabayaasha-dhaqaalaha ah, waxaana loo qadariyaa halyeey sumcad ku dhex leh bulshada dalkaasi. Mudane Binali Yildirim sidoo kale waa gudoomiyaha Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarinta ee hayya talada dalka Turkiga.[1][2]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]