Mehmet Şimşek
Appearance
| Mudane Mehmet Şimşek | |||
R'iisulwasaare Ku Xigeen | |||
| Hadda xilka haya | |||
| La wareegay Xilka 24 November 2015 | |||
| Ra'iisulwasaare | Ahmet Davutoğlu Binali Yıldırım | ||
|---|---|---|---|
| Xilka kaga horeeyey | Cevdet Yılmaz | ||
Wasiirka Maaliyadda | |||
| Ka qabtay xilka 1 May 2009 – 24 November 2015 | |||
| Ra'iisulwasaare | Recep Tayyip Erdoğan Ahmet Davutoğlu | ||
| Kaga horeeyey xilka | Kemal Unakıtan | ||
| Kaga dambeeyey xilka | Naci Ağbal | ||
Wasiiru Dawlaha Dhaqaalaha | |||
| Ka qabtay xilka 28 August 2007 – 1 May 2009 | |||
| Ra'iisul wasaare | Recep Tayyip Erdoğan | ||
| kaga horeeyey xilka | Ali Babacan | ||
| kaga dambeeyey xilka | Ali Babacan | ||
Xubin Baarlamaanka Turkiga | |||
| Sii ahaaday Xilkiisa | |||
| Ka haya Xilka 22 July 2007 | |||
| Wareega doorashooyinka | Gaziantep (2007, June 2015, Nov 2015) Batman (2011) | ||
Macluumaad gaar ah |
|||
| Ku dhashay | 1 January 1967 Gercüş, Turkey | ||
| Xisbi siyaasadeed | Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarinta | ||
| Is guursadeen | Annalise Granwald (1999–2009) Esra Kara (2010–present) | ||
| Waxbarasho jaamacadeed | Jaamacadda Ankara Jaamacadda Exeter | ||
| Wasaaradda | 60th, 61st, 62nd, 63rd, 64th, 65th | ||
Mehmet Şimşek (Gercüş 1 Janaayo 1967) Waa siyaasi u dhashay dalka Turkiga waana Wasiirka iminka haya xilka Ra'iisulwasaare Ku xigeenka ahna wasiirka dhaqaalaha dalkaasi. horey wuxuu usoo qabtay xilal ay ka mid yihiin: wasiirka Maaliyadda, Wasiiru-Dawlaha Dhaqaalaha iyo xilal kale.