Jump to content

Bitar Jek

Ka Wikipedia
Bitar Jek
Jek oo usafan Jelsi 2013
Macluumaad Xirfadeed
Dhashay 20 Maajo 1982 (39 Jir)
Ku dhashay Bilsen, Jikosolofakiya
Joogga 1.96 m (6 cg 5 in)
Booska cayaarta Goolhaye

Bitar Jek (dashay 20 Maajo 1982) Xirfad yahan hore ee Kubadda Cagta kaasoo hada ah lataliye dhanka farsamada iyo waxqabadka naadiga Ingiriiska ee Jelsi NK. sido kale wuxu kaso ciyaaray Xeegada Barafka goolhaye ahaan naadiga Giildifordi Finikis. Sida ay sheegaya qaar kamida Ciyaaryahanada, Khabiiro iyo tababarayasha inuu kamid yahay goolhayaasha ugu wanaagsan abid soo mara kubada kagta. Waxa lugu muransan yahay isaga iyo Bitar ishmaykal inay yihiin kuwa ugu wanaagsan ee soo mara horyaalka ingiriiska.