Jelsi NK

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Jelsi
Magaca oo dhameestiran Naadiga Kubadacagta ee Jelsi
Naaneys Buluus (Buluuga)
Magac kooban NKJ
La aasaasay 10 Maarso 1905; 116 Sano kahor
Garoon Istanfoordi Biriij
Garoonka Awoodda 40,834
Ground Isuduwe 51°28′54″N 0°11′28″W
Milkiilaha Roman abramofij
Tababare Tomas Tokhel
Horyaalka Horyaalka Ingiriiska

Chelsea Football Club waa koox kubadda cagta ciyaarta oo ka dhisan magaalada London ee dalka Ingiriiska. Kooxda Chelsea waxaa la aas-aasay sannadku kolkuu ahaa 1905 10kii bishii maarso. Garoonka kubadda ee kooxdu leedahay waxaa lagu magacaabaa Stamford Brige. Isna waxaa la furay ama la howl galiyay sannadkii 1877 28kii bishii apriil waana garoonka ugu taariikhda dheer horyaalka Ingiriiska. Garoonku wuxuu deeqaa ama mar qura wada qaadi karaa in ka badan 41 798 oo taageere. Tababaraha kooxda ee xilligan waxaa lagu magacaabaa M.sarri

Chelsea FC

NK Jelsi waa koox kubadda cagta ciyaarta oo ka dhisan magaalada London ee dalka Ingiriiska. Kooxda Chelsea waxaa la aas-aasay sannadku kolkuu ahaa 1905 10kii bishii maarso. Garoonka kubadda ee kooxdu leedahay waxaa lagu magacaabaa Stamford Brige. Isna waxaa la furay ama la howl galiyay sannadkii 1877 28kii bishii apriil waana garoonka ugu taariikhda dheer horyaalka Ingiriiska. Garoonku wuxuu deeqaa ama mar qura wada qaadi karaa in ka badan 41 798 oo taageere. Tababaraha kooxda ee xilligan waxaa lagu magacaabaa M. Sarri.

Eeg waliba[wax ka badal | wax ka badal xogta]