U bood nuxurka

Boodh

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah
Boodh iyo dabayl
Map of dust in 2017

Boodh (Af Ingiriis: dust; Af Carabi: غبار) sidoo kale loo yaqaano Bus, waa walxo yaryar oo ka mid ah saxarka.[1]

  1. ↑ "Dust". Merriam-Webster.