Buruc

Ka Wikipedia

Buruc(Burua) waa degmo ku taalo gobolka Bari Waa magaalo ku taala Waqooyi Bari Soomaaliya, waxayna kamid tahay magaalooyinka ugu facaweyn gobolka Bari

Magaalada Buruc waxay ka tirsan tahay Dawladda Puntland.

Si kastaba ha ahaate, magaalada Buruc waxay dhacdaa bada cas ,waxay dhanka bari kaxigtaa magalada Bosaso ,waxayna ujiraa masaafa dhan 75km,waxayna magaaladu ka saraysaa biyaha bada joog dhan 4,377 mitir. Juquraafi ahaan magaalada Buruc waxay saaran tahay buuro, dooxyo iyo deegaan caro bataax leh. Si la mid ah magaalooyinka kale ee ku yaala xeebaha Soomaalia, dhismayaasha magaalada Buruc waxay caan ku yihiin farshaxanka iyo qurxinta dhagaxa dabiiciga ah ee laga helo buuraha ku hareersan magaalada.

Guud ahaan, magaalada Buru waa tan ugu bulshada badan magaalooyinka Bari marka laga reebo Boosaaso, waxaana ku nooc Magaalada shacab dhan 0.2 milyan. Deegaanka magaaladan waxaa aad uga baxa geedka timirta xijiga iyo beeyada.waxay kaloo caan kutahay beeraha.

<

<gallery>

buruc.jpg|Caption1

</gallery>

Buruc
Warbixin Guud
Magaalo ama CaasimadBuruc
WadanSomalia
Naqshada iyo Dhisida
NaqshadaMaxamed Macaweye

Government building[wax ka badal | wax ka badal xogta]

See also[wax ka badal | wax ka badal xogta]

External links[wax ka badal | wax ka badal xogta]