Buuga Cagaaran (Mucamar Qadaafi)
Appearance
Buugga cagaaran (Af Ingiriis : The Green Book; Af Carabi: الكتاب الأخضر) waa buug gaaban oo ku saabsan aragti siyaasadeed oo uu qoray madaxweynihii hore ee dalka liibiya mucammar al-qaddafi buuggan ayaa marki u horreysay la daabacay sanaddii 1975 kii kaas oo looga baahnaa inay akhriyaan dhammaan dadka reer Liibiya..[1]
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Alexander Dziadosz (2 March 2011). "East Libyans burn Gaddafi book, demand constitution". Reuters Africa. Retrieved 26 August 2011.