C (alifbeet)

Ka Wikipedia

C, ama c, waa xarafka saddexaad ee Ingiriisi iyo ISO xarfaha Laatiinka aasaasiga ah. Gudaha Af-Soomaali, C waxay u dhigantaa ku dhawaaqida Carabiga ع.

Noocyada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

C

C c

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Liiska alifbeetada laatiinka
A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U V W X Y Z