Caasimadaha Daraawiish

Ka Wikipedia
Caasimadaha Daraawiishta

Boggan wuxuu kuu tusaya caasimadaha Qaranka Diiriye Guure sanadka 1896 ilaa 1920.

Liiska[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • 1896 - 1898 Dareemo Caddo, Buuhoodle
  • 1899 - 1900 Sacmadeeqa, Qoob-fardood - Buuhoodle
  • 1901 (qaybtii hore) Samala (guumeys), Baran (Sool) Afbakayle (Sool), Weylahed (Sool)
  • 1901 (qaybtii dhexe) Ano Harigli/Caanoxadighle (kalabaydh), Beretable (Boocame)
  • 1901 (qaybtii dambe) Fardhiddin + Yahelli (Sool), Docmo/Damot (Bookh)
  • 1902 - Laasader/Laasadhaar (Shulux), Baran (Sool)
  • 1903 - Halin (Sool), Gumburka Cagaare (degmo: Bookh)
  • 1904 (hore) Halin (Sanaag), Xudun + Jidali
  • 1904 (dambe) Kheman (Sanaag), Kalgaraf (Sanaag)
  • 1905 - 1907 Eyl & Illig (Puntland)
  • 1908 - 1909 Halin (Sool)
  • 1909 - 1910 Qawlo/Gaulo + Goriasan (degmo: Taleex)
  • 1919, Jiidaali (Sanaag)
  • 1910 - 1920, Taleh (Sool)