Cabdulaahi bin camar bin caas
Appearance
Cabdulaahi bin Camar bin Caas Al-sahmi Al-qurashi (Af -Carabi; عبد الله بن عمرو بن العاص السهمي القرشي ) waa saxaabi ka mid ahaa saxaabada Nabi Muxamed scw, waxaana dhalay Camar bin Caas
| Cabdulaahi bin Camar bin Caas عبدالله بن عمرو بن العاص | |
| saxaabi | |
|---|---|
| xog ku saabsan | |
| aabihiisa: | Camar bin caas |
| hooyadii | Riida binti munabbih |
| Dhashay: | 594 |
| Ku dhashay: | Makka |
| Diintiisa: | Islaam |
| xaaska | |
| ilmahiisa | Muxamad |
| walaalihiis | Muxamad bin Camar |
| Dhintay: | 67H ama 69H ama 65H |
| Ku dhintay: | Masar ama Shaam |