Cadnaan

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Haku khaldin "Cadnaaniyiin"
Cadnan
Map of Arabia 600 AD.svg
Deegaanada qaar ka mid ah qabiilada Carabta, kuwaasi ooy ka mid yihiin reer Cadnan, sida Hawazin iyo Quraysh
Dhalasho Hargeisa
Cadaali said
Known for Abtirsiinta Nebi Muxamed (n.n.k.h) iyo tafiirta Cadnaaniyiin
Ilmaha Macaad ibn Cadnan
Akk ibn Cadnan
Waalidka Udad (aabe)

Cadnan (Af-Carabi: عدنان) waa odayga ay ka soo tafiirmeen reeraha Cadnaaniyiintu ee Carabta degta Waqooyiga, Galbeedka iyo Badhtamaha deegaanada Carabiya..wxaa kamida saleem ayman

Cadnaan (عدنان) waa awoowaha labaatanaad ee Nabiga scw. waa aabaha carabta carabowday (Carabta Cadnaaniyiinta)

Abtirsiinyaha Cadnaan[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

waxay isku waafaqeen abtiris aqoonku in cadnaan uu ka mid yahay caruurtii Nabi Ismaaciil Bin Ibraahim calayhim salaaam, waxayse ku kala tageen tirada awoowayaal ee u dhexeysa Cadnaan iyo Ismaaciil, 

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Eeg sidoo kale[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]