Cali Zeyn Al-Caabidiin

Ka Wikipedia

Cali bin Xuseen bin Cali bin Abii Daalib oo loogu naaneyso "Zeyn Al-Caabidiin" ama "Cali Sajaad" waxa uu ku dhashay Madiina 5 ta Shacbaan 38H, isla Madiina ayuu ku dhintay 25 ka Sako 95H, Waana kan afaraad ee imaamyada Shiicada aaminsan yihiin [1]. Waxa uuna ka tagay qasiidada "Leysal Gariibu" oo ah mid caan ah.

  1. علي السجاد Archived 2014-05-29 at the Wayback Machine