Jump to content

Caner Erkin

Ka Wikipedia
Caner Erkin
Macluumaad Xirfadeed
Saddex Magac Caner Erkin
Dhashay (1988-10-04) 4 October 1988 (Da’da  37)
Ku dhashay Balıkesir, Turkiga
Joogga 1.81 m (5 ft 11 in)
Booska cayaarta Difaac
Macluumaadka Naadiga
Kooxda Hadda FC Internazionale Milano
Nambarka 88
Ciyaartooyda yar-yar
2002–2004 Manisaspor
Cayaartooyda Waawynka*
Sanadaha Team Apps (Goolal)
2004–2007 Manisaspor 43 (4)
2007–2010 CSKA Moscow 36 (2)
2009–2010Galatasaray SK (loan) 29 (4)
2010–2016 Fenerbahce SK 157 (9)
2016– FC Internazionale Milano 0 (0)
Xulka Qaranka
2004–2005 Turkiga 17-Jirka ah 19 (8)
2005 Turkiga 18-Jirka ah 3 (0)
2005–2006 Turkiga 19-Jirka ah 7 (4)
2006–2012 Turkiga 21-Jirka ah 14 (1)
2006– Turkiga 47 (2)
  • Cayaaraha naadiyaasha waaweyn iyo goolasha waxaa la xisaabayaa horyaalka gudaha oo kaliya oo sida saxda ah 14 February 2016.

† Appearances (Goals).

‡ National team caps and goals correct as of 19 December 2015

Caner Erkin (Balıkesir, 4 Oktoobar 1988) waa cayaaryahan u dhashay wadanka Turkiga, wuxuuna hadda u ciyaaraa kooxda FC Internazionale Milano ee ka dhisan dalka Talyaaniga iyo xulka qaranka dalka Turkiga. Caner wuxuu hore ugusoo dheelay kooxaha Manisaspor, Fenerbahce SK iyo Galatasaray SK ee wadanka Turkiga iyo kooxda CSKA Moscow ee dalka Ruushka.

Caner Erkin oo Fenerbahce jooga