Fenerbahce SK
Coordinates: 40°59′16″N 29°02′12″E / 40.98778°N 29.03667°E
Fenerbahce SK waa koox-banooni oo ka dhisan magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga. Fenerbahce waxaa la aasaasay sanadku markuu ahaa 1907kii, waxaa ka ciyaartaa garoonkooda Kadikoy Stadium (sidoo kale waxaa lagu magacaaba garoonka Şükrü Saracoğlu Stadium) waxa uuna qaadaa in ka badan 51000 oo daawadoyaal ah.