Canuuni

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Canuuni
Abla-ablayn cilmi ah
Boqortooyo: Plantae
(unranked): Geed ubaxley
(unranked): Magnoliids
Gacal: Magnoliales
Dir: Annonaceae
Sinji: Annona
Jinsi: A. × atemoya
Tibix laba magac
Annona × atemoya
David Mabberley Mabb.

Canuuni (Af-Ingiriis: Annona; Af-Carabi: نبات القشطة) waa nooc ka mida dhirta ubaxa leh ee la beerto, wuxuu ka midyahay bahda (pawpaw/sugar apple) wuxuu ka baxaa wadama kulul, geedkaan ayaa wadamba uu magac u yaqaanaa wuxuuna leeyahay noocyo badan. Geedkaan ayaa noocyo badan leh waxaa ka mida:

Noocyadiisa[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Tilmaan[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Geedka ayaa ka mida bahda saytuunka geedka soomaalidu u taqaan, jirida canuuniga caadka iyo sayntuunka ayaan la kala saari karin, miraha canuuniga ayaa dabo balaaran iyo af dhuuban leh, korku waa xuub jilicsan misana cagaaran oo kurtumo leh, ubucda ama hilibka gudaha waa cadaan, mirihiisuna waa madow, dhadhankiisu waa maxaan wata dhanaan yar.

Miraha Caadka ayaa Canuuniga kaga duwan inay wreegsanyihiin oo kurtumihii fiiqnana aysan lahayn iyo inuu ka macaanyahay canuuniga dhadhan ahaan,

xanuunada ku dhaca [Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]


Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]