Xanaaq

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Caro)
U bood: gooshitaan, raadi
Dad xanaaqsan (caraysan) oo dagaalamaya

Xanaaq ama Caro (Af-Ingiriis: Anger ama wrath; Af-Carabi: غضب) waa fal celin ka timid wax ka xumaansho, wuxuu wataa saamayn ah inay korodho garaaca wadnaha iyo cadaadiska dhiiga, xanaaqa ayaa ka dhasha if sahan waa ka dhexeeya labo dhinac, ama dhib loo gaysto dhinaca xanaaqi doona, xanaaqa ayaa noqonaya mid muuqda waxaana la socon kara mararka qaar fal celin hadal ama ficil ah, waxaa la sheegaa go'aanka la qaato xiliga xanaaqa inuu ka badalanyahay waqtiga xanaaq li;da,

xanaaqa ayaa laga yaabaa in ay ka dhashaan waxyaabo badan oo dhibaato  jir ahaan iyo maanba leh.

Cilmi nafsi[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Saamayta dabeecada[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Qof la doodaya qof kale, waxaana ka muuqanay saamaynta xanaaqu ku yeesho jirka iyo hab dhaqankiisa


Sidoo kale eeg[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]