U bood nuxurka

Category:Degmooyinka Gobolka Gedo

Ka Wikipedia

Gobolka gedo waxa uu ka koobanyahay 7 degmo oo la aqoonsaday xilligii dowladda kacaanka.

  1. Garbahaarreey Capital City: Reer diini,calidheere
  2. Baardheere: Reer diini, talxe iyo reer cismaan,reer sheikh
  3. Beledxaawo: Cali-dheere ubadan, Hawraarsame, Habar-yaaquub, Reer axmed
  4. Buurdhuubo: Reer Faarax ugaas iyo Reer xasan
  5. Luuq: Reer xasan iyo Reer axmed
  6. Ceel-waaq: calidheere ,Uurmidig, Talxe iyo soonfure
  7. Dooloow: Reer axmed iyo Habar-yaaquub

Gobolka gedo waa gobol aad muhiim ah, marka laga hadlayo goobta uu dhaco iyo khaydraadkiisa, waa gobolka keliya ee soomaaliya oo leh laba xad; Ethiopia iyo kenya.

Waa gobolka leh labada webi oo kala ah; Webiga daawo iyo Webiga jubba, magaca jubbaland markii laga hadlayo isaga ayay kubaxday markii hore maadaama uu webigu kasoo galo dhanka ethiopia!

Qeybtan hadda kuma jirto wax bogag ama warbaahin ah.