Category:Kiinya

Ka Wikipedia

Kiinya waa wadan ka tirsan wadamada ku yaala Qaarada Afrika, wuxuuna uga sii yaalaa Bariga Afrika, wuxuu xuduud la leeyahay shan wadan oo kala ah, Tansaaniya, Ugandha, Suudaan, Itoobiyo iyo Soomaaliya.

Bogagga ku jira qeybta "Kiinya"

waxaa meeshaan ku jira 15 oo maqaallo ah waxeena ku jiraan qeybtaan, waana 15 gud ahaan.